Conditions for Mogadishu, SO at 12:00 am EAT
Current Conditions:
Partly Cloudy, 25 C

Forecast:
Mon - Thundershowers Early. High: 29 Low: 26
Tue - Sunny. High: 29 Low: 26

Full Forecast at Yahoo! Weather
(provided by The Weather Channel)

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Oo Saaka Goor Hore Soo Gaaray Caasimada Muqdisho

Madaxweynaha dowlada FKMG ah ee soomaaliya C/laahi yuusuf axmed ayaa saaka kazoo degey garoonka Caalmiga ah ee Aadan cadde airport ee magaalada caasimada ah ee
image

Amaanka Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo si xumaanaya kadib jidgooyooyin

image
Waxaa aad looga deyrinayaa amaanka wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho, halkaasoo ay ku soo badanayaan kooxo Burcad ah oo dhibaateeya gaadiidka ku safra wadadaas. ...
Full story

Wadada Wadnaha oo saaka dib u furantay iyo Wadada Air Porka aada oo iyana xiran

image
Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho oo ay shalay xireen Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ethiopia ayaa saaka dib u furantay, iyadoona dadka iyo gaadiidka yihiin kuwo ...
Full story

Ururka islaamka oo wafti heer sare ah u soo diray shirka jabuuti

image
Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in wafdi ka socda ururka Islaamka ay dhawaan soo gaari doonaan halkaasi si ay ugu soo biiraan xubnaha ...
Full story

Yuusuf Dabageed oo kaabiga ku haya Beled Weyn, soona Gaaray Janta Kundishe

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa maanta soo gaaray Deegaanka Janta Kundishe, xilli shalay halkaas ay fariisimo ka sameysteen Ciidamo Ethiopian ah. Yuusuf Dabageed ...
Full story
Powered by Vivvo CMS v4.0